C/raxmaan C/shakuur “Waa inaan la caburinin Mucaaradka si waxa qaldan loo saxo” (Daawo Video)

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta sida xooggan u mucaaradsan dowlada Somalia ayaa codsaday inaan la caburinin mucaaradka si wax loo saxo. Isagoo ka hadlayey kulanka madasha talo wadaag oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegay in doodaha mucaaradka iyo muxaafidka dhexmara looga baahan yahay iney ku dhisan yihiin masuuliyad iyo asluub … Continue reading C/raxmaan C/shakuur “Waa inaan la caburinin Mucaaradka si waxa qaldan loo saxo” (Daawo Video)